DAAWO; Caleemo Saarka Garaadka Guud Ee Deegaanka Buuhoodle Iyo Dardaarankii Weftiga Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Caleemo Saarka Garaadka Guud Ee Deegaanka Buuhoodle Iyo Dardaarankii Weftiga Somaliland
January 15, 2015 - Written by Editor:

BUUHOODLE(Wajaalenews) Garaadka Guud ee Deegaanka Buuhoodle Garaad C/Risaaq Garaad Soofe Durraan ayaa maanta si rasmi ah loo caleemo saaray, ka dib markii Xaflad Balaadhan oo lagu Caano shubayey garaadka lagu qabtay Gudaha Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Beerta Weyn ee Loo Yaqaano balliga Buuhoodle, waxaana ka soo qayb galay Kontomeeyo Kun oo ruux oo isugu jira Madax dhaqameed, Siyaasiyiin, Qurbojoog, culima’udiin iyo qaybaha kale ee bulshada oo kala yimid Dalka gudihiisa iyo dibadiisaba.

COMMENTS
LINKS