Gabiley(W.N): Agaasimaha waaxda Qorshaynta Dawlada Hoose ee Gabiley Cabdi Qani Nuux Ibraahim ayaa maanta soo bandhigay waxqabadkiisii sanadka talaabadan agaasime Cabdi qani ayaa noqonaysa sii u horeysay ee agaasime waaxeed ka tirsan dawlada hoose ee gabiley sameeyo isagoo cabdiqani wax badan ku soo kordhiyay mudadii labada sano ahayd ee waaxdiisani jirta hadaba halkan hoose ka daawo nuxurka khudbadii agaasime cabdi qani nuux ibraahim: