|
|||||
WAJAALE NEWS
Cilmi-Baadhis Shaaca Ka Qaaday” In Tobon Daqiiqo Oo Qofku Xanjo Calaashado Waxay Afkiisa Ka Saarta 100 Milyan Oo Bakteeriyo Ah”
January 24, 2015 - Written by Editor:Cilmi-Baadhis Shaaca Ka Qaaday” In Tobon Daqiiqo Oo Qofku Xanjo Calaashado Waxay Afkiisa Ka Saarta 100 Milyan Oo Bakteeriyo Ah” Daraasadan oo lagu qoray wargeyska Plos One waxa lagu ogaaday in xanjadu ugu fiican tahay 30 daqiiqo ee ugu horreeya, wixii intaa ka dambeeyana aanay awood badan u lahayn in ay afka ka layso bakteeriyada amma ka saarto, “Haddii qofk sii calaashado xanjadada waxa is beddela qaabka xanjashada, waxa hoos u dhaca adkaanteeda, maadama afku candhuuftu ku badanayso, balse waxa xanjadu faa’iido leedahay 10 daqiiqo ee ugu horreeya oo ay bakteeriyada afka ka saaro,” ayey cilmi-baadhayaashu daraasadooda ku sheegeen. Related posts:Siyaasi Cabdi Haybe oo Ku Baaqay In Gurmad Lala Gaadho Shacabka Gobalka Hawd oo Ay Biyo Yaraani Hays... Xaalada Magaalada Borama Gurigii Taliyaha Qaybta Booliska Awdal Oo Dab La Qabadsiiyay iyo Wasaaradda... DAAWO;-Gudoomiyaha xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xuska Maalinta Qarannimada Jsl Iyo Colaada Kasoo Cusb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|