|
|||||
WAJAALE NEWS
Cilmi-Baadhis Shaaca Ka Qaaday” In Tobon Daqiiqo Oo Qofku Xanjo Calaashado Waxay Afkiisa Ka Saarta 100 Milyan Oo Bakteeriyo Ah”
January 24, 2015 - Written by Editor:Cilmi-Baadhis Shaaca Ka Qaaday” In Tobon Daqiiqo Oo Qofku Xanjo Calaashado Waxay Afkiisa Ka Saarta 100 Milyan Oo Bakteeriyo Ah” Daraasadan oo lagu qoray wargeyska Plos One waxa lagu ogaaday in xanjadu ugu fiican tahay 30 daqiiqo ee ugu horreeya, wixii intaa ka dambeeyana aanay awood badan u lahayn in ay afka ka layso bakteeriyada amma ka saarto, “Haddii qofk sii calaashado xanjadada waxa is beddela qaabka xanjashada, waxa hoos u dhaca adkaanteeda, maadama afku candhuuftu ku badanayso, balse waxa xanjadu faa’iido leedahay 10 daqiiqo ee ugu horreeya oo ay bakteeriyada afka ka saaro,” ayey cilmi-baadhayaashu daraasadooda ku sheegeen. Related posts:Madaxwaynahe Kuxigeenka Jsl Oo Xadhig Kajar Iyo Kormeer Kusoo Maray Mashariic Tiro Badan Oo Dawlada ... Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Sheegay In Bulshada Reer Somaliland Ay Soo Aragtay Kalitaliska Iyo Gacan... "Marnaba Lama Aqbali Doono Ficilada Ay Wadaan Koox Yar Oo Kursi Jacayl Madax Maray" Sheekh Shariif. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|