Xigmadii Muj Boobe Ee Dhaxal Galka Ahayd Iyo Xaalada Xusbiga Kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xigmadii Muj Boobe Ee Dhaxal Galka Ahayd Iyo Xaalada Xusbiga Kulmiye.
December 5, 2014 - Written by Editor:

Mujaahid Boobe Yusuf ducaale ayaa laga hayay laba kalmadood Oo labaduba dhaxal gala,Labadaa kalmadood midi waa “Haakah” Sugayaal, midna waa Xisbi iyo Madaxtooyadiisii oo kala socda,labadaa hadalba waa dhaxal gal mid waynu eegi in kulmiye ka hadho bahdii samaystay oo imika ah madaxwaynaha Axmed maxamed Siiranyo, midna waa xisbiga iyo madaxtooya kala socota daraad waxa soo noqday gudoomiyaha xisbiga Mujaahid muse biixi oo dibada ku maqnaa shir uu kaga qaybgalay maroco markuu soo noqday cid xisbiga xil uhaysaa oo ka hortagtay majirto aan ahayn saaxiibkii mahamed kaahin halkaa waxad ka arkaysaa in xisbiga bahdii lahayd ka sii jeedo oo feenka uun bahkale ka sugayso,waxad arkaysaa itaalkii kulmiye oo maraya inay Hudheelada shiidaan maalinta cidi ka sii socota

Amaba ay sas ka qaadeen Ururka dhalinyarada ee Jiidali ee uu kulmiye u aftaxay urur beeleedka markii danbana xukuumada ku noqday boogta ilaa imika sharci dari ay madaxdiisii ugu xidhanyihiin

Waxa kale oo xaalkoodii noqday in ay xidhxidhaan dhaLinyarada ururka jiidali oo iyagu noqday dhalinyaro aayahooda ka tashatay ,waa arin ceebku ah cidkasta o damiirle in ay sidaa u dhaqanto.

Waxaabay udhawyihiin bari sheeko aan buug carbeed ka akhriyay Nin baa jiray Curyaan ahaa kadib Ninka maalintii uunbaa magaalada in ta laqaado lagayn jiray habeenkiina waa ku dhib marhaduu luga laa’ yay Habeenkii danbuu fikiray uu yidhi waa inaad habeenkii dadkaa ubaxaya debada aad shaqo ka qabataa,wuxuu soo samaystay Bokoorad dheer oo ilaa 3 mitira aqalkuu horfadhiistaa qofka soo maraba lugtuunbuu ka sudhaa marku qofku kufo oo uu dhulka ku dhaco ayuu isagoo cadhoonaya kacaa markuu dil isyidhaa uunbuu yidhaa waar Curyaan baan ahaye oo mid shalay idhacay baan ku moodayee idaa kkkkmarkaa xaalkii kulmiyaa inuu halkaa umalayne alla haynoo sahlo xisbiga dulqaadku wuu ku yaryahaye.

 

Qalinkii A,A,Muumin

COMMENTS
LINKS