Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Qoyska REER MUXUMED FAARAX, Dhamaan Bahda Saxaafada JSL | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa Qoyska REER MUXUMED FAARAX, Dhamaan Bahda Saxaafada JSL
December 29, 2014 - Written by Editor:

inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska Reer Muxumed Faarax, dhamaan bahda saxaafada iyo Shacab waynaha Reer Somaliland, Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Xoghayihii Hore ee SOLJA MAXAMED RASHIID MUXUXMED FAARAX. Marxuumku Wuxuu ahaa tiirarka Saxaafada Somaliland sidoo kale wuxuu ahaa shakhsiyad wanaagsan ,oo karti leh, oo daacad ah, runtiina hal adag, oo waxtarbadan, waxaan ilaahay uga baryayaa inuu qabriga u nuuro. Ehelkii, Qarabadii iyo shacab waynaha reer somaliland na Samir iyo iimaan ka siiyo. inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

marxuum maxamed rashiid

 

Mohamed Abdikarim

Iyo qoyskiisa

COMMENTS
LINKS