Wasiirka Wasaarada Arimaha Guduhu Muxuu Ka Ogyahay Shaqaalah Ka Shaqeeya Diwaan Gelinta Madaniga Ah By Hibaaq Mohamed Warsame (Hibaaq Dagan). | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Arimaha Guduhu Muxuu Ka Ogyahay Shaqaalah Ka Shaqeeya Diwaan Gelinta Madaniga Ah By Hibaaq Mohamed Warsame (Hibaaq Dagan).
December 9, 2014 - Written by Wariye:

dhamaan shaqaalah ka shaqeeya diwaan gelinta madaniga ah oo dhibaato ka haysato dhinaca mushaharka kaas oo mudooyinkii u dambeeyey aan wax mashahar ah ka helin wasiirka wasaarada Arimaha gudahay cali maxamed warancade taas oo aad moodo in ay tahay tacadiyad loo gaysanaayo muwaadanka gudanaaya  waajibaadkiisa  shaqo ee loo igmada walow ay sitaadahay marnaba is ka may duwin wasaarada uu masuulka ka yahay warancade shaqalaha ka hawlgala dhamaan gobolada iyo dagmooyinka dallka  ku waas oo ka  cabanaya dhinaca mashaharka sida ay sheeen ilawareedyo u dhuun dalool shaqaalaha ka hawlgala gobolka maroodi jeex ayaa sheegaya in saaka Albabada loo laabay  dagmada gaandi ee xafada sheeda ah ku waas oo ku saleeyey in albaabada loolaabo goobaha ay shaqadu ka socotay mushahar laan

Awgeed  sida oo kale dhaqalah ayaa sheegay in uu ka gaabsaday wasiirka oo mudooyinkii u dambeeyey  ay gaadhayeen fariimo kaladun  sida oo kale shaqalaha ka hawl-galad dagmada ibraahim koodbuur oo ay nooga soo warmeen dad u xogagaal ah ayaa sheegay in ay is ku dhaceen shaqalihii goobtaas ku sugnaa ku waas oo midba midka kale ka sir qarsanaayo sikastaba haahayee shaqalah ayaa wax hadal ha lagahan iyaga oo ka war sugaaya dadkii hawshan u igmaday oo xatalaan aan wax war ah lagahan dhinaca kale sida ay sheegeen dad  aad ugu dhuun daloola wasaarada arimaha gudahay ayaa sheegay in uu wasiirki iyo Agaasimaha guud  midna uu san waxba ka la socon gobaha ay ka socoto shaqadu  ku waas oon wax  xil ah is ka sarin shaqalaha ka hawlgala gobolad iyo dagmooyinka dalka .

COMMENTS
LINKS