DAAWO Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Oo kulan la yeeshay masuuliyiinta iyo madax-dhaqameedka gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Oo kulan la yeeshay masuuliyiinta iyo madax-dhaqameedka gobolka Awdal
December 28, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews)- Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa kulan la yeeshay masuuliyiinta iyo madaxdhaqameedka gobolka Awdal.

Kulankan ayaa waxa ay ka wada hadleen arimaha nabadgalyada iyo horumarka gobolka kadib markii dhawaanahan  gobolka Awdal ka socotay xiisad kacdoon oo lagag soo horjeeday Somaliland kadib markii uu ku dhawaaqay Suldaan Wabar oo ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolka inuu ka soo horjeedo jiritaanka Somaliland.Wasiir Warancade ayaa kulankan uu madaxdhaqameedka gobolka Awdal la qaatay kaga hadlay cabashooyinka iyo tabashooyinka ay qabaan bulshada reer Awdal isagoo ka codsaday in wax laga qabanayee ay sugaan wakhtiga yare e lagu jiro.

 

Wajaalenews.net

Hargeisa Office

COMMENTS
LINKS