ogaysiis;Bishaaro-Bishaaro Bulshoweynta Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
ogaysiis;Bishaaro-Bishaaro Bulshoweynta Gabiley
December 11, 2014 - Written by Editor:

Bishaaro-Bishaaro Bulshoweynta Gabiley
DSC06980
Waxaa Dhamaan Loogu Bishaaraynayaa Bulsha Weynta Ku Dhaqan Gobolka Gabiley In Laguu Furay Rug Caafimaad Oo Lagu Daweeyo Cudurada Kala Ah, Babaasiirta ,Isha ,Sixirka,Gaastariga, Faaliga,Hudhaha, Infekshanka, Beer Subaga,Dhiigkarka, IYO Dhamaan Cudurada Jinka,
Rugtan caafimaad ee daarul caafiya ayaa waxaa halkaa kugu dawaynaysa sheekhada
sheekh Aamina Sheekh Cabdilaahi Xuseen Oo Aqoon Dheeraada Ah U Leh Cilmigan
Hadaba Cid Kasta oo Dhamaan Cudaradaasi Ka Cabanaysa Waxaa Lagaga Dawaynaya Rugta Caafimaadka Ee Daarul Caafiya Oo Ku Taalo Magaalada Gabiley Isla Markaana
Waxii Faahfaahina Kala Xidhiidh Numberada Hoos Ku Qoran: 063-4192962 Ama 063-,4669741 Telsom

COMMENTS
LINKS