|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye-Xigeenkii Iyo Xoghaya Guud Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) Oo Shil Baabuur Ku Dhaawacmay
December 25, 2014 - Written by Editor:Hargeisa-(Wajaalenews)-Gudoomiye ku xigeenka Ururka suxufiyiinta Somaliland (Solja) ahna Mulkiilaha Wargeyska Yool Maxamed Cabdi Curad iyo Xoghayaha Guud ee ururka suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamed Rashiid Ahana mulkiilaha Wargeyska Saxafi iyo saxafi kale oo ka halgala wargeyska saxafi c/fataax ayaa shil baabuur ku dhaawacmay.Shilkan oo Ka dhacay Jidka U dhaxeeya Hargaisa iyo Berbara sedexdan Suxufi ayaa saaka ay ka anbabaxeen Magaalada Hargeysa ,waxayna u baqooleen dhankaas iyo magaalada Berbera hase yeeshee Baabuurkay wateen ayaa la dhacay seddexdan Suxufi ayaa ladhigay cisbatalka berbera. Maraanu la xidhiidhnay goobjooge ku sugan cisbitaalka magaalada berbera ayaa waxa uu noosheegay in dhaawacoodii loo soo qaaday magaalada loona soo qaaday hargeysa.
Related posts:Daawo:Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Soo Gabogabeeyay Wajigii Koowaad Ee Diiwaanga... Xulka Gobolka Daad Madheedh OO KU Guulaystay Koobka Gobolada Jsl Iyo Madaxwayne Biixi Oo Gudoonsiiya... “Cali Jibriil Waa Nin Dhalinyaro Ah Oo Kala Gartay Aaminaadiisa Shakhsiga Ah, Markay Gudaheena Tahay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|