Gudoomiye-Xigeenkii Iyo Xoghaya Guud Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) Oo Shil Baabuur Ku Dhaawacmay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye-Xigeenkii Iyo Xoghaya Guud Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) Oo Shil Baabuur Ku Dhaawacmay
December 25, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa-(Wajaalenews)-Gudoomiye ku xigeenka Ururka suxufiyiinta Somaliland (Solja) ahna Mulkiilaha Wargeyska Yool Maxamed Cabdi Curad iyo Xoghayaha Guud ee ururka suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Maxamed Rashiid Ahana mulkiilaha Wargeyska Saxafi iyo saxafi kale oo ka halgala wargeyska saxafi c/fataax ayaa shil baabuur ku dhaawacmay.Shilkan oo Ka dhacay Jidka U dhaxeeya Hargaisa iyo Berbara

sedexdan Suxufi ayaa saaka ay ka anbabaxeen Magaalada Hargeysa ,waxayna u baqooleen dhankaas iyo magaalada Berbera hase yeeshee Baabuurkay wateen ayaa la dhacay

seddexdan Suxufi ayaa ladhigay cisbatalka berbera.

Maraanu la xidhiidhnay goobjooge ku sugan cisbitaalka magaalada berbera ayaa waxa uu noosheegay in dhaawacoodii loo soo qaaday magaalada loona soo qaaday hargeysa.

 

 

COMMENTS
LINKS