DAAWO;Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo socdaal shaqo ku Tegay Magaalada Lascanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo socdaal shaqo ku Tegay Magaalada Lascanood.
December 15, 2014 - Written by Editor:

LAASCANOOD(Wajaalenews) Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) Wasiirka wasaaradda caafimaadka JSL ayaa maanta socdaal shaqo ku tegay xarunta Gobolka Sool Magaalada Laascaanood, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey, waxana uu caaqa dib ugu soo noqday magaalada Burco.

 

COMMENTS
LINKS