DAAWO;Tartanka Sheeko Caruureeda Oo S/Land Lagu Qabtay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Tartanka Sheeko Caruureeda Oo S/Land Lagu Qabtay
December 29, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Qaybta manaahijta ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee JSL ayaa tartan ku saabsan qoritaanka sheeko caruureeda u qabatay Sideed dugsi sare oo Somaliland ka jira, talaabadan oo qayb ka ah dhiirrigelinta iyo xafidaada hiddaha iyo dhaqanka Umadda Somaliland.

COMMENTS
LINKS