|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo;Suxufiga Rugcadaaga Rageh Omaar Oo Jaamacadda Dalka Uk Guddoonsiisay Shahaado Sharaf Phd-da Ah; ‘
December 28, 2014 - Written by Editor:Uk(Wajaalenews)- Raage Omaar waa Aqoonyahan u dhashay Somaliland, waana nin ay ku faanaan inta Af-ka Soomaaliga ku hadasha iyo guud ahaan-ba Qaarada Afrika.. Raage waa Suxufi, isla markaana ah cilmi baadhe xeel-dheer (Researcher), waxa kale oo uu yahay qoraa (Author), barnaamijyo tayo iyo qiimo badana soo saara. Jaamacadda Middlesex ee cariga Ingiriiska ayaa ku maamuustay kuna sharaftay shahaado uu u qalmo in l siiyo Raage, taas oo uu ku mutaystay tayadiisa iyo kartidiisa aqooneed.
Related posts:DAAWO; Madaxwayne kuxigeenka Somaliland faah-faahin Dheeraada Ka Bixiyey Xaalada Roobabkii Dabaylah... Halkan Ka Daawo:Shirkada Dahab Shiil Oo Si Wayn Uga Qayb Qaadatay Tartanka Orodka Ee Ka Furmay Magaa... Xukuumada Siilaanyo; Oo Qabyaaladii Ay Shacbiga Ugu Rar furtay Ku Qatimaysa Xiisada Berbera Ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|