|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Mudaneyaasha Wakiilada Oo Miisaaniyadda 2015-ka Su’aalo Ka Waydiiyay Wasiir Maaliyada
December 14, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Mudaneyaasha Aqalka Wakiilada ayaa maanta Su’aalo ka waydiiyay Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale Odoroska Miisaaniyadda sanadka 2015-ka oo Golaha in muddo ah hortaalay. Wasiirka ayaa ka jawaabayay Su’aalo badan oo Mudaneyaasha mad-madow kaga jiray. Wasiirka oo mudaneyaal dhawr ahi wax ka waydiiyeen Arinta horumarinta Gobolada bari siiba Lacagta kabka ah ee 2%-ga ah ee loogu tala galay in lagu horumariyo Gobolada Bariga inuu caddeeyo Mashaariicda ilaa hadda lagu hirgaliyay maadaama ay Malaayiin doolar gaadhayso waxa uu sheegay in lacagtaas iyo Dakhli kale oo Gobolada la galiyayba horumaro balaadhan,
Related posts:DAAWO;-Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida Ee Maamul Goboleedka Puntland Oo Kasoo Horjeestay In Dib L... Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socday Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Kawada H... Turkiga Oo Furay Khad Tareen Oo Badda Hoosteeda Maraya Oo Isku Xidhaya Qaaradaha Yurub Iyo Asiya. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|