DAAWO;Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jartay Cusbitaal Magaalada Wajaale Oo dhamaaday’ | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Marwada Madaxwaynaha Somaliland Oo Maanta Xadhiga Ka Jartay Cusbitaal Magaalada Wajaale Oo dhamaaday’
December 31, 2014 - Written by Editor:

Togwajaale(Wajaalenews) DAAWO Wafti balaadhan oo ay Hogaaminayso Marwada Madaxwaynaha Somaliland Aamina Maxamuud Jirde kuna weheliyeen Wasiirada Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan Wasiirka Caafimaadka DR Xaglatoosiye Agaasimaha Tacliinta Sare ee Wasaarada Waxbarashada Abiib Axmed Aw Cabdi iyo Masuuliyiinta Gobolka Gabiley ayaa maanta waxay xadhiga ka jartay Cusbitaalka Degmada Togwajaale oo ay fulisay haayad islaamiya xukuumadu ka qaadatay qayb laxaadle waxa kale oo ay xadhiga ka jartay huteel Casriya Oo Magaalada Wajaale Laga furay.

marwada madaxwaynaha oo xadhiga ka jartay cusbitaal wajaale

COMMENTS
LINKS