DAAWO;Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka DJABUTI Oo Abaal Marino Gudoonsiyay Shaqsiyaad Ay Ugarteen Inay Geyaan In La Maamuuso + Sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka DJABUTI Oo Abaal Marino Gudoonsiyay Shaqsiyaad Ay Ugarteen Inay Geyaan In La Maamuuso + Sawiro
December 10, 2014 - Written by Editor:

Hargeysa (Wajaalenews) Munaasibadan Ayaa Ahayd mid ahayd mid Si Heer Sare Ah loo soo agaasimay Waxan Kasoo qayb galay Wasiiro Aqoon yahano Masuuliyin Ka tirsan Xukumadda Suxufiyiin magac weyn Ku Leh dalka iyo marti sharaf kale.

Xafladan ayaa waxa soo qaban qaabiyay jahliyada Somaliland ee dalka Jabbuti iyadona ujeedadeedu daaranayd inay ku abaalmariyaan xubno ay ugarteen inay geyaan In lamaamuuso

IMG_2063_Fotor IMG_2264_Fotor IMG_2213_Fotor IMG_2272_Fotor IMG_2300_Fotor

Gudoomiyaha Jaliyadda Somaliland ee dalka jabuuti Qoraa Nasir Abdrahim oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa xusay inay sanadkiiba hal mar Abaal marino gudoonsiyaan mudanka iyo shaqsiyaadka Reer somaliland ee ay u arkaan inay Horumar Sameeyeen isagoona tilmaamay inay shacbiga iyo xukumadaba kasoo dhex xulaan shaqsiyaadka ay isla gartaan gudidoodu inay la abaal mariyo

Geesta kale dadkii abaal marinahan la gudoonsiiyay ayaa Jaliyada ku bogaadiyay doorka ay ka qaadanayso dhiirigelinta hawlaha ay qaranka U hayaan

COMMENTS
LINKS