|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Inaga Oo Og Colaadda Ka Taagan Bari Hadii Maanta Lagu Daro Colaad Kale Oo Ka Dhacda Gobalka Awdal Waa Ayaan Daro ;Boobe Yuusuf Ducaale.
December 13, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews) Daawo:Boobe oo ka hadlaya xaalada dalka,uu maraya iyo guud ahaan waxa laga rajaynayo Xukumada Siilanyo ”Uma arko anigu in ciidamo loo diro, suldaan hadlay dee ciidamo u diridood, waxaan u malaynayaa uun in markaa dadkii la kicinayo. markaa xukumadda maanta jirta markii Daahir Riyaale ka tagay xilka wuxuu yidhi ”dal mid ah ayaan kaaga tagay” inaga oo og colaadda ka taagan bari hadii maanta lagu daro colaad kale oo iyaduuna ka dhacda gobalka Awdal waa ayaandaro; arinka cagta ha loo dhigo, wasiiradu hayska soo noqdaan;dadka reer awdal ha la isu daayo. hallaga dhursugo;waxaanan u malaynayaa reer awdal waxaa wax ka wayn in ay qaban karaan; dalkan iyo dadkanna ay gashadeen wax intaa ka badan oo aanay ahayn dad looga cabsoon karo qof dhawaaqay ama suldaan ha ahaado ama cid kale ha ahaado.” Boobe Yuusuf Ducaale.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|