DAAWO;Golaha Guurtida JSL Oo Dood Ka Yeeshay Arimaha Nabadgelyada Xili Xukuumada Ku Hafatay Xalinta Shaqaaqooyinka Gobolka Awdal.
Hargeisa(Wajaalenews);Golaha Guurtida JSL ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey G/Xigeenka Koowaad ee Golahaasi waxay warbixin kaga dhegaysteen Guddi hoosaadka dhaqaalaha ee Golahaasi, sidoo kalena waxaa xildhibaanada loo qaybiyey xeerka Aids-ka Qaranka.