DAAWO;Dawladaha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Si Weyn Isaga Kaashan Doona Dhinacyada Awqaafta Iyo Dhaqanka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Dawladaha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Si Weyn Isaga Kaashan Doona Dhinacyada Awqaafta Iyo Dhaqanka,
December 1, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Dawladaha Somaliland iyo Jabuuti ayaa si weyn isaga kaashanaya dhinacyada Awqaafta iyo dhaqanka, xilli uu Wasiirka Awqaafta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dalka jabuuti Booqasho rasmi ah ku joogo Somaliland.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan ahna ku simaha Wasiirka oo ay wehelinayeen Agaasimaha Guud ee wasaaradaasi Md Maxamed Cilmi Aadan, iyo Maareeyaha TV-ga Qaranka Md Khadar xasan cali Gaas ayaa xaflad soo dhoweyn u ahay wasiirka reer Jabuuti, sidoo kalena ay Bandhig ku samaynayeen Bahda Somali-Pen waxay ku qabteen hoolka Wacyigelinta ee wasaarada warfaafinta, taasoo ay ka soo qayb galeen shaqaale weynaha wasaaradaasi, fanaaniin, Qorayaal iyo dadweyne faro badan,

 

COMMENTS
LINKS