DAAWO; Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen (Xiirane) Oo maanta soo xidhay tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda maxaabiista, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen (Xiirane) Oo maanta soo xidhay tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda maxaabiista,
December 2, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) ayaa maanta soo xidhay tababar ku saabsan ilaalinta Xuquuqda maxaabiista, kaasoo ay ka qayb gelayeen sodomeeyo sarkaal oo ka tirsan Ciidamada Asluubta Somaliland

 

COMMENTS
LINKS