|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; suldaan kamida Salaadiyiinta Gobolka Awdal Oo ku Dhawaaqay Arin Lidku Ah Qaranimada Somaliland iyo Ciidamo Uu Wato Oo la sheegay In Ay Buuraha Galeen+Xukuumada oo Ku Mashquulsan Weerarka Xafladaha Xusbiyada Iyo Xadhiga Ururka Dhalinyarada Jiidali.
December 5, 2014 - Written by Editor:
HARGEISA(Wajaalenews);DAAWO suldan Abiibakar Cilmi Wabar iyo Ciidan uu Hogaminayo oo Galay Buuralayda Deganada Awdal Cadeeyayna in ay Awdal Maamul Gooni Ah Tahay Kana Tirsanayn Somalilnad+Video Shir jaraid oo uu qabtay suldaan Abibakr cilmi wabar oo ka mid ah saladiinta ugu wawayn Beelaha Gadabuursi iyo ciidan u hogaminayo oo buuraha deganada awdal galay lana magac baxay jabhada AWDAL PEOPLE LIBERATION FRONT (APLF) http://youtu.be/jA10JtCLyJQ
Suldan abiibakar aya nidar ku maray in ay uu samayn doono maamul ay iska leyihin gobolada galbeed ka somaliland baaq na u diray qurbajooga iyo dawladaha dariska ah
Related posts:Haayadaha Abniga Ee Somaliya Oo Baadhitaan Ku Wada Warar Sheegaya In Abwaan Nageeye Ku Biiray Alshab... Siyaasi Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Ka Hadlay Mudoharaadka Ay Shaaciyeen Mucaaridka Iyo Diyaar Garow... Gudida Difaaca Ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|