|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Mudaharaadka Cagaf Cagafyada Ee Beeraleyda Mexico Ku Kala Xidhay Caasimadda Dalkaas.
December 8, 2014 - Written by Wariye:Mexico, (Wajaalenews):- Kumanaan beeralayda dalka Mexico ah ayaa mudaharaad ka sameeyay caasimadda dalkaas ee New Mexico, waxaanay beeralaydan oo wata cagaf cagafyadoodu kala xidheen jidadka waaweyn ee magaalada. Beeralaydan oo isaga kala yimi afar iyo toban gobol oo dalkaas ka mid ah, waxa ay ka cabanayaan noloshooda oo hoos u dhacday iyo dawlada oo aan wax taageero ah siin, waxaanu dibad baxoodani noqonayaa kii ugu danbeeyay mudaharaadyo is daba joog ah oo ay ka dhigayeen caasimadda dalkaas muddooyinkii ugu danbeeyay. http://youtu.be/LD9RzOfsFVI Related posts:Xukuumada Somaliland Oo War kasoo Saartay Dilkii Magaalada Laascanood Loogu Gaystay Abwaan Jaamac Ka... Hirdan Iyo Is Garbin ka Dhex Aloosan kooxo Dilaaliin ah Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ka Ag Dhaw Iyo Ti... Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Shir Degdeg Ah Isugu Yeedhay Gudida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|