DAAWO: Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Maanta Furay Shirweynaha Dhalinyarada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Maanta Furay Shirweynaha Dhalinyarada Somaliland
December 10, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweyne ku Xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta furay shirweynaha dhalinayarada Somaliland

Munaasabad balaadhan oo ka dhacday Hotel maansoor ee Magaalada Hargaysa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda, qaybaha dhalinyarada Somaliland iyo marti sharaf kale.

COMMENTS
LINKS