|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxweynaha JSL Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Cusub Ee Xafiiska Dhalinyarada SONYO
December 9, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta Xadhiga Ka Jaray Dhismaha cusub ee Labada Dabaq ah oo loo dhisay Daladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay ururka dhalinyarada heer qaran ee somaliland ee la yidhaa Sonyo. Xaflad balaadhan oo loo sameeyey furitaanka dhismahan cusub ayaa waxa ka soo qayb galay madaxweynaha iyo masuuliyiin kale oo tiro baddan oo ka kala socday goloyaasha,axsaabta iyo qaybaha bulshada.
Related posts:Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Sweden Oo Siwayn Ugu Dabaaldegay 34Sano Guurada Jsl Ee Xuska 18Ma... DAAWO;-Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Caawa Bandhig Suugaaneed Ku Qabtay Magaalada Burco Iyo Nuxurka M... Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Xildhibaan Muxumed Aw Axmed Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|