|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo : Gabiley Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Koob Kubada Cagta Ahaa Oo Loogu Magacdaray Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacade.
December 5, 2014 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews) DAAWO munaasabada lagu soo gebagebaynayey Tartanka waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Magaalada Gabiley waxaa lagu soo gebagebeeyey Tartankii koobka Kubadda Cagta ee Timacadde oo ay ku tartamayeen Lix Kooxood oo ka mid ah Kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan Magaaladaasi. munaasabada lagu soo gebagebaynayey Tartanka waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada, Xildhibaano ka mid ah Golaha Wakiilada, maamulka Gobolka iyo Ka Degmada ee Gebiley ee Boqolaal dad ah oo daawanayey Ciyaarta Finalka
Related posts:Somaliland Iyo Ereteriya:Ma Asmara Ayaa U Socotay Indho-Indhayn Keliya Oo Hargeysa Ayaa Ciyaarta Kha... Diyaaradda Ethiopian Airline Oo Maanta Kasoo Degtay Madaarka Caalamiga Ah Ee Caasimada Hargaysa. Daawo: Shahaado Sharafyo La Gudoonsiiyay Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Hay”adda Miino Baadhista E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|