|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo : Gabiley Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Koob Kubada Cagta Ahaa Oo Loogu Magacdaray Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacade.
December 5, 2014 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews) DAAWO munaasabada lagu soo gebagebaynayey Tartanka waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Magaalada Gabiley waxaa lagu soo gebagebeeyey Tartankii koobka Kubadda Cagta ee Timacadde oo ay ku tartamayeen Lix Kooxood oo ka mid ah Kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan Magaaladaasi. munaasabada lagu soo gebagebaynayey Tartanka waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada, Xildhibaano ka mid ah Golaha Wakiilada, maamulka Gobolka iyo Ka Degmada ee Gebiley ee Boqolaal dad ah oo daawanayey Ciyaarta Finalka
Related posts:DAAWO: Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Go,aamo Adag Kasoo Saartay Imtaxaanka Shahaadigaa Ee Dal... Daawo:Xukuumada Oo Markii U Horaysay Ka Hadashay Urur Diimeed Lagaga Dhawaaqay Caasimada Hargaysa Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Markab Dekeda Berbera Xoolo Ka Qaaday Oo Lagu Xanibay Dalka Sucu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|