DAAWO.Dib U Milicso Halgankii 1988′kii Iyo Gubaabadii Muj Sahra Halgan Ay La Garab Taagnayd Dib U Xorayntii Dalka; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO.Dib U Milicso Halgankii 1988′kii Iyo Gubaabadii Muj Sahra Halgan Ay La Garab Taagnayd Dib U Xorayntii Dalka;
December 17, 2014 - Written by Editor:

Hargaysa,(Wajaalenews)- DAAWO; Sida ku cad magaca naanaysta u ah Fanaanada caanka ah ee mujaahidada ah ee Sahra Halgan, waxa ay ka soo qayb qaadatay guubabadii iyo niyad u dhiskii ciidamadii xoriyada hada keenay xaga qaar badan oo xukumadda Siilaanyo ay ka mid ahaayeen xukumaddii Siyaad Bare xaga qaar kalana xeryaha qaxootiyada ee caalamka iyo Itoobiyaba ku ku jireen

http://youtu.be/OIIAqbypCTM

COMMENTS
LINKS