DAAWO; Dhismaha Wadada Jaamacada Hargeysa Oo Maanta la bilaabay Iyo Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhismaha Wadada Jaamacada Hargeysa Oo Maanta la bilaabay Iyo Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay
December 11, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa saaka ka qaybgalay dhismaha WADADA Jaamacada Hargeysa oo la bilaabay ka dib balanqaadkii Madaxweynaha ee ahaa in jaamacada Hargeysi yeelato Wado laamiya, Wasiirka oo balanqaadkaasi ka dhabeeyey ayaa waxa uu goobjoog ka ahaa bilowga dhismahan oo noqday mid casriya oo ay shirkad cusubi ku guulaysatay taasi oo ah qaab casriga oo ka duwan laamiyadii hore kana qiimo jaban oo 50% qiimayaashii hore ka hoosaysa.

 

 

COMMENTS
LINKS