DAAWO : Dameero Loo Adeegsaday Mudaaharaad Oo Lagu Dhex Arkay Magaalada Niarobi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO : Dameero Loo Adeegsaday Mudaaharaad Oo Lagu Dhex Arkay Magaalada Niarobi.
December 11, 2014 - Written by Editor:

Niarobi(Wajaalenews) Warbaahinta wadanka kenya ayaa diiradda saaray qaarkood Tiro dameero ah oo lagu arkay iyadoo dhex mushaaxaya Shaaracyada ugu muhiimsan ee magaalada Niarobi kuwaasi oo loo adeegsaday Mudaaharaad ammaan darada lagaga cabanayo lagun Dibad Bixiyay Magaalada Niarobi ee Dalka Kenya.

doneky_protests1_512x288_other_nocredit kenya

http://youtu.be/B8IgoXz4iQs

Dameeraha korkooda waxaa ku yaalay hal ku dhegyo macnahoodu yahay “waanu daalnay” oo ay dadwaynuhu kaga cabanayaan amaandarada dalka kenya ka jirta.

 

COMMENTS
LINKS