|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Axmed Aw Yuusuf (Axmed Habaryaro) Oo Gabay Uu Madaxwayne Siilaanyo Ku Dhaliilayo Tiriyay, “Gadi Ina Siyaadiyo ,Cabdilaahigii Go,ay Waad Gunaanad Seegtee Ma Sinbawibaad Gali”.
December 3, 2014 - Written by Editor:DAAWO; Abwaan Axmed Aw Yuusuf (Axmed Habaryaro) Oo Gabay Uu Madaxwayne Siilaanyo Ku Dhaliilayo Tiriyay, “Gadi Ina Siyaadiyo ,Cabdilaahi Go,ay Waad Gunaanad Seegtee Ma Sinbawibaad Gali”. HARGEISA(Wajaalenews)Abwaan Axmed Aw yuusuf oo ku magac dheer (Axmed Habaryaro) kana mid ahaa dadkii sida wayn u taageeri jiray madaxwayne siilaanyo xiligii uu macaaridkaa ahaa , mudana saldhiga dhexe 5bilood ugu xidhnaa bilaa xukun ayaa wuxu tiriyay gabay uu si kulul ugu dhalilayo hogaaminta madaxwayne siilaanyo Gabaygan oo magaciisa layidhaa GARNAQSI
WAJAALENEWS DESK HARGEISA SOMALILAND EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:“Masuuliyiinta 10 Jirsaday Iyo Intayada Kale Ee Dawlada Kamid Ah, Waxaan Leeyahay Dadkii Xisbigu Way... Ciidamada Amaanka Magaalada Gabiley Oo Xabsiga Utaxaabay Ayaanle Jooqle Oo Kamid Ah Dhalinyarada Gob... DAAWO; Madax Dhaqameed Beesha Sacad Muuse Oo Xaalka Bixiyay Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Suldaan Xasan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|