Daaawo: cuqaasha .Dhalinyarada Gobolka Gabiley Oo Si Wadajir ah u Qaadacay go,aankii Qaarkamida gudida Hoodaale musharaxa Ugu Doorteen Muuse Biixi
December 24, 2014 - Written by Editor:
Gabiley(Wajaalenews): Cuqaasha iyo odeyaaasha gobolka gabiley ayaa maanta kulan ay iskugu yimaadeen ku qaadacay go,aankii gudida beesha sacad muuse ugu doorteen musharaxnimada muj muuse biixi cabdi ;