Xildhibaan Iid Xasan Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Sida Aanay Ugu Gurman Dadwayanaha Reer Wajaale | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Iid Xasan Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Sida Aanay Ugu Gurman Dadwayanaha Reer Wajaale
November 2, 2014 - Written by Editor:

Wasiiradii iyo maamulkii gobalkuba waxay ku mashquuleen wariyeyaal la xidhxidho hadaba dadka yaa ka masuul ah xildhibaan iid xasan

 

Gabailey(Wajaalenews)Xildhibaan iid xasan oo kamida xildhibaanada golaha deegaanka gabiley ayaa xukuumada ku eedeeyay sida ay uga gaabisay in ay gurmato bulshada reer wajaale ee meheradahoodii dabku qabsaday khasaare balaadhana soo gaadhay’ xildhibaan iid iyo xildhibaan xasan dhagjar oo iyagu ka mid ahaa dadkii gurmadka ku tagay magaalada wajaale ayaa xukuumada iyo maamulka gobolkaba ku dhaliilay sida ay uga gaabiyeen,waxana hadaladiisii kamid ahaa.

waxan leeyahay qoladan sheeganeysa. Masuuliyiinta heer gobol iyo wasiiraba     Yaa ka masuul ah dadka   Hadeydaan   Daneyneynba. Dadka muwaadiniinta. Qasaarahu ka soo gaadhay dabka ka kacay wajale ee ilaa hada aan lahayn cid.Ka tirsan xukuumada oo u soo gurmata     Waxa is weydiin leh. Waxa ka culus. Qasaarahaa dabka dhashay ee ay ka gaabsadeeen talow yaa ka masuul ah dadka reer wajaale aniga iyo xildhibaan dhagjar oo kaliya ayaa saaka dadka reer wajaale kala qeyb qaadanay daminta dabkaas     Waxan fillayaa in xukumadu wajaale ay jeceshay marka. Ay ka ururinayaaan lacagha wadooyinka lagu dhiso contributions ganacsatada uun baa la jecelyahay     inta kale cid u damqataa oo xukuumada ka tirsani ma jirto reer wajaalena maanta way ogaadeen taasi dibna loogu kari maayo kulmiye dambe ayuu yidhi xildhibaan iid

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS