Waxtarka Wasaarada Waxbarashada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxtarka Wasaarada Waxbarashada Somaliland
November 14, 2014 - Written by Editor:

Maqaalkaygani wuxuu ku salaysan yahay wasiirka ay madaxtooyaddu door badan ay ku amaantay wax tarka wax barasho ee ay u keentay somaliland wasiirka waxbarashadda samsam cabdi aadan oo runti qadatay koobka horumarka wax barashada ee dalka iyo siday gobolada somaliland ugu qaybisay wax tarkii wax barasho ee caalamku inoogu deeqeen   waa wasiirka kaliya ee somaliland maanta wax barashadiisa kor u qaaday waa wasiirka kaliya ee doorkan maanta ah somaliland ardaydii lacagta laga qaadi jiray   bilaashka ka dhigay waa wasiirka kaliye ee maanta schuuladii computera wada dhigay di u habayna ku sameeyay school kasta waad aragteen dadyahow in uu wasiirku wax barashadu gobol kasta tago oo uu schuulada booqdo , bal eega sida ay u xaqab tirtay goobaha dalka iyo degmooyinka wax mashaariic ay siisay iyo horumar badan , khayr iyo wanaag ayaanu u rajinayana cid kasta oo somaliland ahi samsam cabdi aadan mashaariicdii iyo deeqdi waxbarashadda gobol kasta waxay siisay min boqolki 80 waa ku amaan xukuumadda, iyo inta   ka shaqaysaba iyo wasaaradda waxbarashadda

 

QALINKII CABDI ISMAIL( CABDI QAYO)

COMMENTS
LINKS