|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir ku xigeenka w. Ganacsiga iyo maalgashiga Bashiir Cabdi Xariir Oo ka furay Magaalada laascanod. Xafiisks cusub ee w. Ganacsiga
November 12, 2014 - Written by Editor:LAASCANOD(Wajaalenews);Dib uhabaynta xafiiska laascaanood ee w.ganacsigu waxay waxtar uleedahay in ganacsatada gobolka sool si fudud uga helaan magaaladooda liisamada iyo adeega sharci ee ay ubaahan yihiin iyo kor uqaadista dakhliga qaranka.
Hungadii ay kala soo noqdeen gpbolka awdal odayadii madax dhaqameedka ahaa ee ay qaabka khaldan ugu direen halkaas. Khilaafka xisbiga wadani ka dhex taagan ee ay ka biyo diidsan yihiin
Waftiga qaybihiisa kala socday wuxuu dadaal ugu jiray inay dib isu soo kabaan oo ay dib isu arkaan. Mana jiro qorshe iyo hadaf siyaasadeed oo ku dhex jiray socdaalkan. Bashiir cabdi xariir
Related posts:Dalada Sonsaf Oo Hargaysa Ku Qabatay Kulan Lagaga Doodayo Caqabadaha Hortaagan Doorashada Golaha Wak... Xubno Kamid Ah Halgamayaashii Dalka Xoreeyay Oo Ka Digay Shirqoolo Cadowgu Usoo Mageelayo Somaliland... Wasaarada Cadaaladda Jsl Oo Nootaayooyinka Uga Digtay Inay Sameeyaan Qoraallo Lagula Kala Wareegayo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|