War Deg Deg Ah Sadex Qof Oo Ku Dhawacmay Magaalada Burco Oo Mudoharad Balaandhan Ka Socodo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Sadex Qof Oo Ku Dhawacmay Magaalada Burco Oo Mudoharad Balaandhan Ka Socodo.
November 15, 2014 - Written by Wariye:

wajaale newsBurco Wajaalenews magaalada burco oo mudoharaad balaadhan ka socodo sida ay wararku sheegayaan mudoharaadkan  oo loo astaynayaa inuu salka ku hayso khliaafka golaha barlamanka somaliland .
mudoharaadkan ayaa waxa ku dhaawacmay sadex qof oo rayida laba gabdhood iyo mid raga .
hasayeeshe wali lama oga cida ku dhimatay inta laxidhayba .

dad goob joogayaala oo la soo xidhiidhay shabakada wararka ee wajaalenews ayaa sheegay in wali ay socdaan rabsahaduhu walina lama oga xiliga ay dhamanayaan mudoharada laga soo harjeedo khilaafka barlamanka somaliland.
xukuumada ayaa lamoodaa inay xoog u adeegsanayso arinta barlamanka .
hada wixii ka soo kordha mudorahdaanka ka socda magaalada burco kala soco wajaalenews.net

Hargaysa Office
Wajaalenews.net
Wariye Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS