Madaxweynaha Jsl, Mudane. Axmed Silaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti culus oo ka socda EU-da.DAAWO+SAWIRRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl, Mudane. Axmed Silaanyo Oo Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti culus oo ka socda EU-da.DAAWO+SAWIRRO
November 20, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews) Weftigaas oo kulan saacado qaatay la yeeshay Madaxweynaha ayaa shirka ka dib waxa war bixin ka siiyey warbaahinta Wasiirka Arrimaha Dibeda, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Mdaxa Weftiga hogaaminaayey Mr. Mika Markus LEINONEN

Waxaana kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey

DSC_0013 DSC_0024DSC_0066 DSC_0129(1) DSC_0076

  1. Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)
  2. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland mudane Axmed Biixi yoonis
  3. Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade
  4. Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire
  5. Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax Buureed
  6. Wasiirka Deegaanka Shukri Xaaji Baandare
  7. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan
  8. Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali
  9. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Mudane Maxamed Muuse Abees
  10. Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga Mudane Cabdikariim Axmed Mooge
  11. Agaasimaha La dagaalanka Budhcad Badeeda Mudane MaxamedCismaan indhoole
  12. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar

 

Dhinaca Weftiga

 

  1. The Delegation is led By Mika Markus LEINONEN (Finland) Representatives from EUCAP Nestor will also participate in the visit.
  2. Robert Wank (AT)
  3. Marie-Charlotte ANNEZ de TABOADA (BE)
  4. Tim PRANGE (DE)
  5. Claus PLARUP WINTOP (DK)
  6. Ekaterini VARVARIGOU (EL)
  7. Miguel SANCHEZ GUERRERO (ES)
  8. Thomas Guibert (FR)
  9. Anne-Marie FLYNN (IE)
  10. Maurizio CANFORA (IT)
  11. Nadia Mellina (LU)
  12. Erik DE FEIJTER (NL)
  13. Hannah WOOD (UK)
  14. Pekka Kristian MARTTILA (FI)
COMMENTS
LINKS