|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxda Soomaaliya oo soo Saaray Go’aan lagu Hakinayo Shirka Baydhabo
November 10, 2014 - Written by Editor:MUQDISHO(Wajaalenews);Madaxda dowladda federaalka Somalia ayaa manta si wadajir ah u soo saaray go’aan si KMG ah loogu hakinayo shirka ka socda Baydhabo ee dhismaha maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya ee ka kooban saddexda gobol. Go’aankan ayaa waxaa wadajir ugu saxiixan, Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari iyo ra’iisul wasaaraha xukuumadda iyo C/weli Sh. Axmed Maxamed. Haddaba, go’aanka madaxdu soo saareen halkan hoos ka akhriso: EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|