|
|||||
WAJAALE NEWS
loolanka Siyaasadeed Ee Xusbiga Kulmiye Oo Sii Kordhaya Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis Oo Lafilaya Inuu ku Dhawaaqo Hankiisa Siyaasadeed.
November 12, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews)Waxaa maalamihii udanbaysay soo ifBaxaya loolan qarsoon oo kusaabsan cida mustaqbal Musharaxa ka noqonaysa xusbiga kulmiye kana dhexsocda Hogaanka xusbiga kulmiye iyo qaarkamida wasiirada ugu Miisanka culus xukuumada siilaanyo
Khilaafka xusbiga kulmiye ayaa maal mahan waxaa dib u istaadhay ganacsto reer jabuutiya oo aan wali lagaran ujeedada rasmiga ee ka danbaysa arin ay hore u xaliyeen sobobta keentay in xiligan ay dib u istadhaan Wararka aanu ka helayno ilowareedyo ku dhawdhaw Wasiirka Arimaha dibada somaliland maxamed biixi yoonis oo kamida Wasiirada ugu miisanka culus xukuumada ah khabiir in mudo ah kasoo shaqeeyay arimaha samafalka ayaa waxa lafilayaa in uu ku dhawaaqo sirasmiya in uu ugu taagan yahay musharaxnimada xusbiga kulmiye oo hada u eeg in madaxwayne siilanyo teeramkan ku wareejinayo reerihii ay isbahaysiga siyasaded lahaayeen suurtana galiyay in uu kursiga dalka ugu sareeyo ku fadhiisto, DHanka kale waxaa isna kursigan doonstiisu aanay marnaba ka maqnay wasiirka maaliyada cabdicasiis muxumed samaale o awoodbadana ku dhexle xusbiga iyo xukuumadaba hore loolan adagi uga dhaxeeyay gudoomiyaha kulmiye muuse biixi samaale ayaa isagu hore u sheegay hadii madaxwayne siilaanyo ka tanaasulo ayna jirin cid kursiga kaxigta tartankana uu ogolyahay cidiiku guulaysatana uu la shaqaynayo, Musharaxnimada maxamed biixi yoonis ayaa noqonaysa mid meesha kasari karta muuse biixi cabdi kasi oo mudooyinka uu ololihiisa waday ganacsade reer jabuutiya oo hore u tanaasuliyay muse biixi , Loolanka noocana ayaa u eeg mid aan xalkiisa gadhi karin qof iyo laba toona waxa kale oo iyana aan ahayn mid haboon in tartanka ka dhaxeeya sedex masuul aanay arinkooda go,aamin karin beeli ee ay u taalo xusbiga dhexdiisa,
WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Daawo:Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Ex.Wasiir Maxamed Xaashi Cilmi Iyo Eedo Uu U ... Micheal Rubin: “Caalamku Wax Buu Ka Baran Karaa Sidii Somaliland Uga Guulaysatay Maleeshiyaadka” DAAWO;-Waxgaradka Beesha Ciise Oo Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ku Eedeeyay In Uu Ka Danbeeyay Rasaasayn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|