Gudoomiyaha Jaaliyada Swden Sakariye Xasan Waceys iyo Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Gabiley Maxamed Xabiib Waxey Ay Dhambaal tacsi ah u dirayaan Geerida Naxdinta Laheyd ee Kutimid Marxuum Xuseen Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Jaaliyada Swden Sakariye Xasan Waceys iyo Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Gabiley Maxamed Xabiib Waxey Ay Dhambaal tacsi ah u dirayaan Geerida Naxdinta Laheyd ee Kutimid Marxuum Xuseen Cirro
November 1, 2014 - Written by Editor:

Gudoomiyaha Dallada Jaaliyad Swden Sakariye Xasan Waceys,Maxamed Axmed Aw Cabdi(Xabiib)Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Gabiley,Maxamed Kheyri-doon Xasan,Daahir Muxumed Mire(Daahir-awgaab),Sitiin Muumin Rooble,Suldaan Axmed Cabdilaahi,Sadiiq Maxamed Xaaji,Maxamed Muxumed Axmed(Kaduunge-camash),Idiris Camash,Mustafe Camash(suusac),Xaaji Cumar Sheekh,Cabdiraxmaan Sigad,ilma Cali Mareykan iyo dhamaan ilma Cabdi Cagoole iyo guud ahaanba jaaliyada swden ee Somaliland.dhamaan dadkaas oo dalka dibadiisa ku sugani waxey dhambaal tacsi u dirayaan geerida naxdinta laheyd ee kutimid Marxuum Xuseen Ciro oo maanta ku geeriyooday Magaalada Gabiley isla Magalada Gabileyna lagu aasay maanta waxey leeyihiin ilaahay janadii fardowsa haka waraabiyo,qoyskiisii,eheladiisii,qaraabadiisii iyo dadka uu ka baxeyna ha ugu horeyaan Qoyska Ilma Xaaji Maxmuud Ciro,ilaahay Samir iyo iimaan haka siiyo Marxuumka

Aamiin Aamiin Aamiin ilaahay ha inaga Aqbalo dhamaanteen ayaanu

COMMENTS
LINKS