Dhamaan Masuuliyiinta Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Madaxwayne Siilaanyo Oo Walalkii Ku Geeriyooday Magaalada London. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Masuuliyiinta Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Madaxwayne Siilaanyo Oo Walalkii Ku Geeriyooday Magaalada London.
November 26, 2014 - Written by Editor:

Dhamaan masuuliyiinta waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Madaxwayne siilaanyo oo walalkii ku geeriyooday magaalada London. iyagoo Ilaahay uga baryaya in uu naxariistii jano Kawaraabiyp qoyskii iyo qaraabadiisana samir iyo iimaanka kasiiyo gaar madaxwayne siilaanyo iyo umada somaliland ee uu ka baxayba Marxuum Jaamac

Waxaana tacsidan sigaara udiraya gudida sare ee beesha nuux ismaaciil oo kala ah

Cali Xasan Xoore Gudoomiye

Maxamed Cabdi Maal G/kuxigeen

Siyaad Cabdilaahi Digaale Xoghaye

Cumar Xaaji Odowaa (Cumar boongo)

Caaqil Ismaaciil XAJI Yuusuf

Maxamuud Cali Madoobeh

 

 

 

COMMENTS
LINKS