Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Marxuum Xuseen Maxamuud sh nuur(Xuseen Cirro) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Dadkani Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Marxuum Xuseen Maxamuud sh nuur(Xuseen Cirro)
November 1, 2014 - Written by Editor:

Afhayeenka Madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul, Daahir Xaaj Muuse Jaamac, Mustafe Saleebaan Cilmi, Cabdqaadir Cabdillaahi Caydiid, Maxamed Yuusuf Ruush, Khadar Sheekh Cabdillaahi Sheekh Cali Jawhar, Cabdalle Siciid Cabdi, Axmed Cabdiraxmaan Maygaag (Daad), Sacad Maxamuud Jibriil, Axmed Caydiid Sheekh Cabdilaahi, Maxamed Maxamuud Xirsi Carwo, Xuseen Maxamuud Maygaag, Xamse Saleebaan Cismaan, Cumar Maxamuud Xaraf, Muumin Daahir Kaahin, Cali Sheekh Cabdiqaadir Sheekh Yoonis, Cabdiwahaab Xaamud Ducaale, Maxamed Faarax Miigane, Farxaan Xuseen Khaliif, Iid Ismaaciil Cabdi, Cabdilaahi Xasan Caalin, Xamse Xasan Xaaji, Mukhtaar Xasan Abiib, Maxamuud Saleebaan Sheekh Cabdillaahi, Eng. Maxamed Cabdiraxmaan Habbane, Saleebaan Ibraahim Yuusuf, Xuseen Sheekh Maxamuud Sheekh Xuseen, Sacad Cabdi Cabdillaahi iyo Mustafe Cumar Cabdi.

Dhammaan dadkaas waxay tacsi u dirayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Xuseen Sheekh Maxamuud Nuur oo 1/11/2014 si heer Qaran ah loogu aasay Magaaladda Gabiley, waxaanay Illaahay uga baryayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo qoyskii, ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo Qaranka Somalilandba ee Marxuumku ka baxay iyo in Illaahay Jannadiisa Fardowsa ugu Deeqo.

Aamiin…Aamiin..Aamiin

 

COMMENTS
LINKS