|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Weriyaha Ruug-cadaaga Ee Cabdisalaan Heriri Oo Wareysi Aad U Xiisa Baddan La Yeeshay Fanaanadii Ilayska U Ahayd Hobolada WAABERI Aamina Cabdilaahi;
November 2, 2014 - Written by Editor:Boorame(Wajaalenews):- Weriyaha Ruug-cadaaga Cabdi-salaan Heriri ayaa waxa uu wareysi xiisa baddan la yeeshay Hobaladii caanka ahayd Aamina Cabdilaahi Xirsi oo ka mid ahayd hablihii ilayska u ahaa kooxdii Hobalada Waaberi ee Soomaaliyeed. Hadaba, Cabdisalaan Ibraahim Heriri ayaa waxa Fananada ku wareystay Barnaamijkiisa “HARGEYSA IYO HERIRI”, oo uu arrimo baddan ku qaada dhigo. Hadaba Mar uu Weriye Cabdisalaan Heriri uu booqasho ku tagay Magaalada Boorame, waxa uu la yeeshay xog-wan ku saabsan Suugaanteeda,
Hadaba, Daawadayaal, Dhageystayaal, Akhristayaal waxa uu u dhacay Barnaamijkaasi oo aad u xiisa baddan sidan ee DAAWASHO WACAN: http://youtu.be/JOTGPis78F4 Related posts:Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Hanaanka Lacag Ka Bedelka Ceerigaabo Halkan Ka Daawo:Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Maanta Hortagey Gudida Dhaqa... Wasiir Maxamuud Xaashi, Wejiyada Cusub Ee Siyaasaddiisa Taariikhdiisa Ku Aadan Asbaabihii Dib Uga So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|