DAAWO;Wasiirka Beeraha Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanka Bixin Duulaa Ee Gobolka Saaxil. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirka Beeraha Oo Kormeer Ku Tagay Deegaanka Bixin Duulaa Ee Gobolka Saaxil.
November 21, 2014 - Written by Editor:

Barbera(Wajaalenews) Wasiirka wasaaradda Beeraha Md Faarax Cilmi Geedoole oo ay wehelinayaan Maayar-ka Magaalada Berbera, Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka iyo waxgarad ka tirsan dadweynaha Deegaankaasi ayaa kormeer xog ogaal u noqosho ah ku soo maray beeraha ku yaalla deegaanka Bixin Duulaa ee Gobolka Saaxil oo dhowaan daadad ka dhashay roobabkii da’ayey ay khasaare gaadhsiiyeen

 

COMMENTS
LINKS