|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Fannaaniin Reer London ah Oo Hees Cajiib ah u Qaaday Magaalada Hargeysa oo ah Hooyada Fanka Soomaaliyeed
November 30, 2014 - Written by Editor:London (Wajaalenews)- Fanaaniinta Cabdikhaaliq Siraad iyo Cabdisalaan Wajaale oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London ee Carriga Ingiriiska, ayaa Hees Cajiib ah oo ay ku ammaanayaan u qaaday magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Labada Fannaan ee Heesta Qaadaya oo ay masraxa ku weheliyaan Fannaaniinta Caanka ah ee ay ka mid yihiin Nimco Degan iyo Nimco Yaasiin, ayaa heestan ka qaaday Bandhig-fanneed loogu magac-daray Shay Mire Dacar (Shay Mire Show) oo wakhtigan booqasho ku jooga magaalada London, waxa ay heestooda ku ammaanayaan Magaca iyo Karaamada Magaalada Hargeysa ku leedahay Fanka Soomaaliyeed iyo inay tahay Xarunta iyo Hooyada Fanka iyo Hobolka/Hobollada Soomaaliyeed. http://youtu.be/XC959jg-xIg Related posts:DAAWO;-Sheekh Dandaawi Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Sanaag Iyo Xabaashii Sheekh Ciise Bini Axmed! DAAWO; Muuqaalka Gaadhi Wayn Oo Dib Uga Soo Noqday Dalacada Jidka Udhexeeya Jig Jiga Yar Iyo Xero Aw... Madaxtooyada Somaliland Oo Faah faahin Ka Bixisay Gabo gabadii Heshiiskii Ay La Gashay DP World Iyo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|