HARGEISA(Wajaalenews)DAAWO: Wasiir Cukuse oo shir Jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa ku shaaciyay in Maanta la saxeexay xeer nidaamiyaha xeerka saxaafadda Somaliland (Xeer NO.27)