|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Ururka Jiidali Ee Uk Oo Cambaareeyay xadhigii loo gaystay Guddoomiyaha Ururka Jiidali Mr. Cabdiraxmaan Xasan Aadan
November 20, 2014 - Written by Editor:Warsaxaafadeed Ururka Jiidali UK HARGEISA(Wajaalenews) Waxaan ka salaamaynaa dhammaan warbaahinta madaxa banaan ee reer Somaliland, maanta oo ay taariikhdu tahay 19/11/2014 ayaa Ururka Jiidali UK waxay warsaxaafadeed Muuqaal ah ku qabteen Magaaladaa Bristol UK Warsaxaafadeedkaas oo ay ku canbaaraynayeen xadhigii loo gaystay Guddoomiyaha Ururka Jiidali Mr. Cabdiraxmaan Xasan Aadan Oo xukuumada Siilaanyo ku xidhay Magaalada Hargeysa
Related posts:DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Eedo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi Sheegayna In Dalku Fashil S... DAAWO;-Masuuliyiinta Shirkada Oomaar Oo Iska Fogeeyay Eedo Loosoo Jeediyay, Soona Bandhigay Inta Jee... Daawo: Komishanka Doorashooyinka Oo Xisbiyada Ugu Baqay Inay Soo Gudbiyaan Magacyada Musharixiinta COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|