DAAWO; Maamulka Wajaale Iyo Gudoomiyaha Ganacsada Degmada Wajale Oo Maanta Si Rasmiya U Tijaabiyay Gaadhi Dabdamisa Oo Loo Keenay Degmada Wajaale, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maamulka Wajaale Iyo Gudoomiyaha Ganacsada Degmada Wajale Oo Maanta Si Rasmiya U Tijaabiyay Gaadhi Dabdamisa Oo Loo Keenay Degmada Wajaale,
November 12, 2014 - Written by Editor:

TOGWAJAALE(Wajaalenews) Maamulka Wajale Iyo Gudoomiyaha Ganacsada Degmada Wajale Ayaa Maanta Si Rasmiya Utijaabiyay Gaadhi Dabdamisa Oo Loo Keenay Degmada Wajale Gaadhigan Oo Lacagtiisa Ay Iska Ururiyeen Ganacsada Wajale Ayaa Si Rasmiya Uga Hawl-Galay Doona Degmada Wajale Ee Gobolka Gabiley Iyadoo Degmada Arqalad Ka Haystay Dhanka Adeega Dabdamiska

dabdamis 2

 

Waxana Ugu Horayn Faahfaahin Ka Bixyay Ujeedka Gaadhigan Dabdamiska Gudoomiyaha Ganacsada Wajale Maxamed Jaamac Oo Tilmaamay In Ayna Jirin Lacag La Cunay Oo Maanta Wakuwaa Reer Wajale Indhahoda Ku Arkayaan Gaadhigii Dabdamiska Waxa Kale Oo Aan Soo Iibinay Gaadhi Iskaroga Ah Iyo Qalab Kale Waxanan $2000 Oo Dolar Ku Sharash Garaynay Xafiiskii Ganacsada Ee Wajale ,Sido Kale Waxaa Halkaa Ka Hadlay Masuul Ku Tashasuusay Cilmiga ADeega Dabdamisk Oo Ka Shakeeyay Qaabka Loo Isticmalayo Gaadhigan Dabdamiska Ah ,Ugu Danbayntii Gudoomiyaha Degmada Wajale Xaashi Maxamud Cabdi Oo Madasha Ka Hadlay Ayaa Tilmamay Ahmiyada Gaadhigan Dabdamiska Ah Uleeyahay Shacabka Reer Wajale Isagoo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Uga Digay Hadalda Been Abuurka Ah Ee Kicin Kara Shacabka Reer Somaliland Sido Kale Gudoomiye Xaashi Waxaa Uu Saxaafada Somaliland Ugu Baaqay In Wax Kasta Runta Ka Sheegaan Isagoo Balanqaaday In Gaadhigan Ay Ilaalindoonaan, Si Kastaba Ha Ahaatee Gaadhigan Dabdamiska Ah Ayaa Waxa Siwayn Ugu Baahnaa Shacabka Reer Wajale Maadama Wajale Tahay Xarunta Ganacsiga Somaliland Amaba Dekeda Qalalan/

 

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS