DAAWO; Dhalinyarada Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Si kulul U Canbaareeyay Xadhiga Masuuliyiinta Ururka Jiidali,Xukuumadana Ugu Baaqay In Si Dhaqso Ah Faraha Uga Qaado | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dhalinyarada Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Si kulul U Canbaareeyay Xadhiga Masuuliyiinta Ururka Jiidali,Xukuumadana Ugu Baaqay In Si Dhaqso Ah Faraha Uga Qaado
November 29, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews) DAAWO; Dhalinyarada Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Si kulul U Canbaareeyay Xadhiga Masuuliyiinta Ururka Jiidali,Xukuumadana Ugu Baaqay In Si Dhaqso Ah Faraha Uga Qaado

Dadwaynaha ku dhaqan gobolka gabiley si wayn u Cambaareeyay xadhiga masuuliyiinta ururka jiidali xukumadana ugu baaqay in ay si dhakhso ah u siidayso

DHALINYARADA URURKA JIIDALI 1

 

COMMENTS
LINKS