Bandhigii Buugaagta Baadidoon Iyo Beerti Qoyska ,Sugaantii Abwaan Farxan iyo Wacdarahi Nadiga Halkaran | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bandhigii Buugaagta Baadidoon Iyo Beerti Qoyska ,Sugaantii Abwaan Farxan iyo Wacdarahi Nadiga Halkaran
November 25, 2014 - Written by Editor:

Burco(wajaalenews)-Xildhibaan cabdilaki xasan nuur oo kamid ah golaha degaanka burco iyo inta badan haldoorka dhalinyarada gobolka togdheer oo ka qaybgalay munasibad ballaadhan oo lagu soo bandhigayey Laba Buug –

qoray oo madasha fadhiyey ujeedada ay u qoreen, caqabadihi ay la kulmeen iyo waxyaabo badan oo ku saabsan buugagta ay qoren.

Nada yusuf omer iyo muna ahmed omer waxay si waafiya uga jawaben su’alahasi, waxana kadib suugaan aad loogu diirsaday iyo sheekooyin kaftan iyo jacal u badnaa halkaas ku soo bandhigay abwanka da’da yare e farxan ismacil maal.

Waxa iyaguna hadalo dhiriigelin , bogaadin iyo dardaaran ba isugu jirey madashaas ka soo jeediyey xildhibaan cabdilaki xasan nuur, sahra maxmed cali oo ah gudomiyaha halkaran, maxmed sicid gudomiyaha jamacada adis, maxbub xusen xoghayaha dallada syna iyo xamse cabdi ibrahin oo ah soo saaraha iyo hagaha barnaamijka han iyo himilo oo dhowan lagu qaban dono buruco, dhammantood waxay bogaadiyeen sona dhoweeyen hablaha buugaagta beertaqoyska iyo baadidoon qoray

Abwan cali dhananiye iyo abwan nagiib suleman muse aya iyaguna suugan isugu jirta dardaaran iyo hogo tusaalaynta dhalinta maanta halkaasi ka jeediyey.

ayaago kula dardarmay inay waxan akhriyan waxan qoran

si ay hormar uu gadhan isla markana dib uu so celiyaan qiimahi uu afka somaligu ku fadhiyay

Gebogabadiina waxa naadiga halkaraan shahaado sharafyo iyo buugaag qoreen qorayaasha reer burco ee uu ka mid yahay cismaan saalax faarax uu guddonsiyey qorayasha buugga baadidoon iyo beerta qoyska iyo weliba abwan farxan ismail maal, waxay qorayaasha iyo abwankuna wada jir naadiga u guddoonsiyeen shahaado sharaf iyo qayb ka mid ah buugaagta badidoon iyo berta qoyska, iyado ay jireen xubno kale oo iyaguna hadyado, buugaag iyo shahaado sharafyo guddonsiyey abwanka qorayasha.

cawil dhaanto

burco/office

wajaalenews

COMMENTS
LINKS